Qeexid

"(-bbo, m.dh) Qof gacal ah ama saaxiib lillaahi ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabiib oo kali ah:
  • Wuxuu Abuu Hureyra ahaa kii aan ka dhergin aragtida iyo eegista Nebiga (scw), wuxuuna odhan jiray: ma aanan arag wax ka qurxoon kana iftiin badan Rasuulka (scw) jeer la maleeyo in ileyska iyo iftiinka qoraxda la dul yeelay wejiga xabiibka Nebiga (scw).
  • Xabiibo Koofulow oo iyana ah Gudoomiyaha haweenka ee Maamulka Galmudug ayaa iyana dhankeeda soo dhawaysay kulanka iyadoo balan qaaday inay diyaar u yihiin isu keenida qaybaha kale ee Bulshada labada dhinac.