Qeexid

"(daaw.) Codka dadka oo qeex naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabeeb oo kali ah:
  • M. Dheere oo ka hadlay xil-ka qaadista Kadib kulan ay Golaha Wasiirada ku yeesheen Muqdisho uuna shir guddoominayey Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo xilkii looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M.
  • Ciidamo badan oo Itoobiyaan ayaa goor dhaw waxay isku gadaameen guriga gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxemed Cumar Xabeeb (Dheere) oo ah hoygii loogu talo galay gudoomiye kasta oo so mara maamulka Gobolka Banaadir.