Qeexid
Cid xabbad ku ridid.
Qeexid Xigta
Wax hal hal ka dhigid.
[-deeyay, -daysay]
f.g2Cid xabbad ku ridid.
Wax hal hal ka dhigid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas.
Qeexid Xigta: Cudur dadka ku dhaca; waraabow.
Qeexid Kale: Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax xad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xabbadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: ld shaabbadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hab loo falkiyo der mooyinka kabahooda casaan ku jiro.
Qeexid Xigta: Bi lawga shax ciyaaridda marka la rabo in la guuro hogta la qaado si loo helo jid.
Qeexid Kale: (-dyo, m.dh) buntukh hal xabbad kaliya qaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Naasley dheddig oo dhalaysa xab bururin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xoolo la soo dhacay qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qaybinta la qaybiyo xoolo la soo dhacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Xarfad samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xabbaji. ld xabbajis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xabbajin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Hadal dux iyo xiiso u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Laab; gaaddo; shaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xabbaar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Cid dhi baato u gaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Cid xanaakad u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Qof xabsi gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Dhar xammuurad gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]