Qeexid

"(-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas."

Qeexid Kale

Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.

Qeexid Xigta

Cudur dadka ku dhaca; waraabow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabbad oo kali ah:
  • "Kooxaha burcad badedda ah waxaan u shegaynaa inaan u dulqaadan doonin dhaqdhaqaqyada ay ka wadaan degmadaan, waayo waxay cunaha qabteen dadka rayidka ah ee ku hoos jira xabbada Ethiopia" ayuu yiri hogamiyay ciidamadaas watay oo magaciisa aan xusin.
  • Markaa Shacbiga Somaliland diyaar uma ah burbur, xabbad iyo qaxoonti dambe balse waxay diyaar u yihiin in ay dhinac uga soo wada jeedaan cidda isku dayda in ay khalkhaliyaan nabadgelyada iyo xorriyada ay ku keeneen dhiig iyo maal aad u fara badan.