Qeexid

"(xabashi, m.dh) Nin dhalashadiisu amxaaro tahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabashi oo kali ah:
  • Atoobiya oo ah dal cir weyn oo Bad la’aan la basaasay, ayaa la rumaysan yahay in haddiiba Shankaroontu shaqaysato oo Xabashida badda Berbera ka waraabiso in Shankaroontuna shaxaad ka dhergi lahayd, Xabashiduna xulbad ka dhergi lahayd.
  • Kaam Xassan Waa Tuulo kutaala killalka 5 ee Eithopia una dhaw xabashi iyo Burca duuray oo xadka Somaliland waxooga ka saraysa. Waxaa daga sida magaceeda laga garankaro reerka layidhaahdo reer xassan ciise oo ciidgale wayne ah.