Qeexid

Malabka awlalka ku jira mid ka mid ah oo shinnidu si gaar ah u samayso; waa miid sida xabagta dhirta qaar keed u cad oo aan gows iyo wax kale midna dheehin, oo boqoraddeedu cunto. ld xabag barshe, xabagbarshi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine