Qeexid

"Qubuuro."

Qeexid Xigta

eeg xabaal2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabaalo oo kali ah:
  • Bashiir in mar horeba la seestay garoonkii dugsiga, isla markaana dhulkii u dhexeeyay garoonka iyo fasalada iskuulka laga dhigay xabaalo, kuwaas oo sanka ku haya fasalada.
  • Xabaalo iyo mayti ayaanu la deris nahay”sidaa waxa yidhi mid ka mid ah ardayda dugsigaa.