Qeexid

Wax la xabaalay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabaalan oo kali ah:
  • Bal aan is weydiino maxaa kalifaya in 66 xildhbaan oo cusub intii la doorto haddana dib loo soo bilaabo arinta….jug jug meeshaada joog tolow maxaa xabaal oo aanan u jeedin,mise xaaladdu waa waayeel xaajadiisa la garan wax baa u xabaalan.