Qeexid

"xab adag m.l (-bab ..., m.l) Walax xab oo kale ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xab oo kali ah:
  • Waxaa jirta in Dowladaha Maraykanka, Faransiiska iyo Masar ay hore ugu soo wareejiyeen Dowlada Puntland maxabiis loo haystay dambiyo burcad badeednimo waxaana la dhihi karaa taasi waa guul dowladnimo oo u soo hoyatay shacabka iyo Dowladda Puntland.
  • “Ama xaasid igu noqo,” ayuu hadal ku billaabay, “ama xabbad ii soo qaado—qawlkeygu waa Aayaddii Allaah ee oraneysay ‘Qul muwtuw biqaydikum’—oo macnaheedu ahaa ‘U dhinta caradiinna’.