Qeexid
Mawjadaha badda ka soo butaaca oo xeebta soo gaara halka ay ka noqdaan.
Qeexid Xigta
Biyo badeed oo ciidda xeebta galgalanaya iyagoo xumbaynaya.
Mawjadaha badda ka soo butaaca oo xeebta soo gaara halka ay ka noqdaan.
Biyo badeed oo ciidda xeebta galgalanaya iyagoo xumbaynaya.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Xaabo cunid (nafley).
Qeexid Xigta: Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho.
Qeexid Kale: Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Saxaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.w
Qeexid: Caleemaha dhirta oo inta enge ga geedka hoostiisa ku soo daata.
Qeexid Xigta: Uurkujir (oogada nafleyda).
Qeexid Kale: Wax walba intooda xun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.
Qeexid Xigta: (axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.
Qeexid Kale: ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Nafley caato noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xaar dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax xaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Meel wasakh ka nadiifin.
Qeexid Xigta: Nafley baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oori, afo.
Qeexid Xigta: (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo.
Qeexid Kale: X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: La x.: cid arrin la dhammaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Timo jilicsan oo oogada dadka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (c.nafl.) Mid ka mid ah noocyo badan oo xayawan yar ah sida moolaska, oo leh jidh jilicsan, wax lugo ah aan lahayn, caadi ahaanna qalfoof adag leh. Xaaxeeyadu socod ahaan, aad ayey u gaabisaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Meel qashin ka nadiifsasho.
Qeexid Xigta: Wax meel yaal wada qaada sho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld xaani.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel yaal mar wada qaadid.
Qeexid Xigta: Wax wada dhammayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ciid sabbaax ah oo aan boor iyo quruurux midna lahayn. ld xaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Arrin; xaal; talo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qoryo qallalan oo shidaal gala.
Qeexid Xigta: Qoryo qallalan, jilicsan oo xorshosh ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhacaan adag oo afka ka soo baxa oo ka yimaada oogaada xuubabkeeda jilicsan kolka ay bukoodaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]