Qeexid

"Qof socod cagajiid ah socosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaawi oo kali ah:
  • Wararkaan ayaa tibaaxaya in Madaxweyne Cadde Muse uu xaawilayey in lacago hor-marin ah ka qaato ganacsade u dhashay wadanka Imaraadka Carabta kasoo la sheegey in lagu wareejiyey dekada iyo garoonka diyaaradaha Bosaaso.
  • Dhinaca kale waxaa jira warar soo baxaya oo xusaya in Madaxweyne Cabdulahi xaawilayo in xildhibaanada DF horgeeyo qodobka ah in mas'uuliyiinta dowlada laga keeni karo Barlamanka gudahiisa iyo dibadiisa.