Qeexid

"Haween; dumar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaawalay oo kali ah:
  • Waxay dhegta u raaricisaa "ku-tiri ku-teenta Xaawalayda" iyo waxa loo yaqaan "Warka Shaashka".
  • Madaxyuubka Jamhuuriyadda Shankaroonland, ayaa habeen dhaweyd jeebka gacanta geliyay, waxaanu ka soo saaray Bahal wasaarad cusub ah, taas oo loogu yeedho Wasaaradda Xaawalayda iyo xaaslayda, bilista iyo badbaadintooda.