Qeexid

"Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya."

Qeexid Xigta

Erey la yiraahda kolka wax loo bogo; baga!

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaasha oo kali ah:
  • Ta kale madaxweyne Cigaal waxa uu qabtay indhaha shacbiga ayay hor yaaliin, mana aha inuu Saleebaan Afweynena ammaano, madaxweynihii ay dadku doorteena uu dhalleeceeyo, taasna waxaan leenahay xaasha’e nin libin kaa xisdiyay xumihii waa yaabe.
  • Xaashaa waxay ahayd lama illaawaan.