Qeexid

(-nno/-immo, m.dh) Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaarin oo kali ah:
  • Xidhibaano ka digey dagaal dhaca Kulan xasaasi ah oo maanta ay Hotelka Ambasador ee magaalada Muqdisho ayaa laga soo saarey dhowr qodob oo ay muhiimsanaayeen in QM aysan dhabaha u xaarin dagaal ka dhaca Somalia.