Qeexid

"eeg xaar2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaarid oo kali ah:
  • Qareenkii difaacayay baxaaridan ayaa Maxkamadda ka hor sheegey in aysan wax kaluumeysi ah ku jirin markii la soo qabanayay doonyahan isla markaana ay ku soo wajhanayeen dekada Bosaso si ay fasax uga qataan wasaarada ku shaqo leh.
  • Afhayeen u hadlay ururka baxaarida bariga Africa ayaa sheegey in Markabkaan saarnaayeen 17 shaqaale ah kwaasoo bad qaba halka afhayeen u hadley Ciidamada Mareykanka u xaqiijiyey afduubka Markabkaan balse aan la aqoon dhalshada shaqaalaha la afduubey.