Qeexid

Wax la xaaraameeyey ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaaraansan oo kali ah:
  • Dadka qaarkood hadday dagaal galaan waxba kama xaaraansana, waxayna u dhaqmaan sidii aysan aakhiro jirin, adduunkuna intaan ku dhammaaday, halka dad kale aakhiro wax u reebtaan, adduunkana ceebta iyo mahadhada iska ilaaliyaan.