Qeexid

eeg xaaraamee. ld xaaraan timayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaaraamayn oo kali ah:
  • Waxa kale oo qoddobkan soo hoos gelaya xaaraamaynta Maandooriyayaasha iyo khamaarka oo ay xaqiiqo tahay in ay sharafta qofka waxyeelaan, ayna ku tuuri karaan dunuub xad-gudub ku ah dhawrsanaantaas qofka Muslimka ah.