Qeexid

"ld xaashi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaanshi oo kali ah:
  • Qoraal 30 xaanshiyadood oo isku qobtolan ayaannu hawshii oo dhan isugu geeynay.
  • Xaanshi yar oo dhawr jeer isku laaban ayuu Gurxan ku dhaafay.