Qeexid

"eeg xaalufi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaalufin oo kali ah:
  • Xafiiska Qaramada midoobey ee UNPOS oo qaabilsan arrimaha Somalia ayaa wax talaabo ah ka qaadin sidii loo baajin lahaa xaalufintaas iyadoo loo iib geeyo wadamada khaliijka.
  • Labada afhayeen oo saxafadda la hadlay ayaa waxay sheegeen in go'aankaan uu yahay mid ay dalalka Reer galbeedku ku banneysanayaan inay xaalufinta badda Somalia, ayna u arkaan in tani ay sii kordhinayso dhibaatada Somalia.