Qeexid

"Xubnaha ragga."

Qeexid Xigta

Uurkujir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaalo oo kali ah:
  • Dawooyinka: Waxtarkooda Iyo Waxyeeladooda Iyadoo wakhtigan xaadirka ah ay jirto faham la’aan badan oo ku xeeran mawduuca dawooyinka, la yaab ma aha inay dadka badankiisa iskaga murgaan waxaalo fara badan oo ku saabsan dawooyinka.
  • Waxa la yidhi berri baa nin laga soo weriyey saddex xaalo kama naxo, xaasid-se ma ihi. 1. beeshii idinka ag guurtay, caanahay qubtay oo biyahay dhaamisay.