Qeexid

"Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay."

Qeexid Kale

ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.

Qeexid Xigta

(axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaal oo kali ah:
  • Xaaladaha noocan oo kale ah waxaan u maleynayaa iney yihiin wax lala yaabo marka shaqodoone leh magac qalaad xataa loogu yeedhi waayo wareysi shaqo inkasta oo ey heystaan waxbarasho noorwiiji ah ama ey buuxiyeen shuruudaha aqooneed.
  • Gudoomiyaha Ururkaas C/Naasir Maxamud Axmed iyo Xubno kale oo ka tirsan Ururkaas ayaa saaka Socdaal Qiimeyn ah ku tegay ilaa iyo 11-Kaam oo ku yaal Magaalada Muqdisho,kuwaas oo ay ku jiraan dad Barakacayaal ah oo Xaaladoodu aad u liidato.