Qeexid

"(-nno/-immo, m.dh) Gar yaqaan ama qaalli maxkamad u jooga in uu dadka u garnaqo."

Qeexid Xigta

Qof aan eex samayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaakin oo kali ah:
  • Kemar Campell ayay Xeer ilaalinta dhibanaha u doodayna ay ku qanceen, waxaana uu Xaakinkii Maxkamadu Mr.
  • Sidoo kalena waxaa muhiima inay xaakinadu noqdaan kuwo aqoon iyo khibrad u leh hawsha ay fulinayaan.