Qeexid

"(xujay/-iyo, m.dh) (dii.) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama gutay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaaji oo kali ah:
  • WAR DEG DEG AH:Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Olymbikada Soomaaliyeed oo loo doortay Aadan Xaaji Yabarow Wiish kadib doorasho ka dhacday Dalka Jabuuti.
  • Aadan Xaaji Xuseen oo ka tirsanaa baarlamaanka DF ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib muddo dheer oo uu ku jiray Isbitaal, waxaana saxaafada u xaqiijiyay xildhibaankan geeridiisa mudanayaal kale.