Qeexid

"(-do, m.l) Qaybaha magaalo u qaybsan tahay mid ka mid ah oo degmo ka yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaafad oo kali ah:
  • “Degmada inaga ayaa gacanta ku hayna, ciidamadii ku sugnaana waxay aadeen degmada Baardheere iyo deegaanka Buurdhuubo” ayuu yiri Guddoomiyaha DFKMG ah ee Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo saxaafadda la hadlay.
  • "Muhiim ma ahan in dhinacyadu ay is hor-fariistaan, waxaase muhiimaddu tahay inay is afgartaan, ayna ka shaqeeyaan horumarka dalkooda" ayuu yiri Ould-Abdalla oo saxaafadda kula hadlay Jabuuti.