Qeexid

"eeg xaadiri. ld xaadiiris."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaadirin oo kali ah:
  • Howlaha Marsada ayaa hakad la geliyay, iyadoo shaqaalaha ka howl gala lagu amray in ay soo xaadirin howshooda muddo labo maalmood ah sida ay sheegeen Saraakiisha Dekeda.
  • Sidoo kale waxa mudadaa si weyn isu dhimay dhaqdhaqaaqii dhinaca shaqada iyo hawlihii Siyaasadda ee xubnaha Golaha wasiirada, kuwaas oo qaarkood xataa aanay ka xaadirin xafiisyadoodii maalmahan u dambeeyay.