Qeexid

"Meel joogid (qof); jooge."

Qeexid Xigta

Haatan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaadir oo kali ah:
  • Garsorayaasha la dhaariyay ayaa afar ka mid ah goobta ka soo xaadirtay halka mid kale uu ka maqnaa, sidoo kale ku-xigeenada xeer-ilalayaasha oo gaarayey shan xubnood ayaa lagu dhaariyay.
  • Xildhibaan oo Caawa halkaasi Xaadir ku Ah,islamarkaana ay goobta ka maqanyihiin ilaa iyo 130-Xildhibaan oo qarkood la sheegay in ay dhinac ka joogaan Jabuuti..