Qeexid

"Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaadi oo kali ah:
  • Dhinaca kale, David Beckham, ayaa tilmaamay in sababta uu doortay inuu ka wareego Manchester United oo uu u wareego Real Madrid ay tahay in aanu doonayn in ay fursaddan qaaliga ahi aanay dhaafin wakhtigan xaadirka.
  • "Waa arkaysaa heshiiska waxaa dhexdhexaadiye ka ahaa Ethiopia oo ah cadowga Somalia, marka lama dhihi karo waa heshiis sax ah, waxaan dhihi karaa waa heshiis colaadeed oo cadowga ay faa'iido ugu jirto" ayuu yiri Sh.