Qeexid
ld wiqiyad.
ld wiqiyad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol). ld wiiqiyad, wuqiyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Alaabta guriga looga adeegto. ld wiiciyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]