Qeexid

"Jihada koofur u tusmaysan ama ka soo hor jeedda. ld waqooyi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga woqooyi oo kali ah:
  • Taariikh nololeedkii Daahir Rayaale Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu ku dhashay deegaanka la yidhaahdo Qun-ujeed oo woqooyi ka xiga magaalada Boorama sannadkii 1952.
  • Aan u soo noqdo khaladka ay reer Woqooyigu ku leeyihiin midnimaddaa rumoobiweyday, waa deg-deg iyo salfudayd.