Qeexid

"Cid wir ama car ku dhihid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wiree oo kali ah:
  • Waxaan shaku ku jirin in boosaaso oo ah xarrunta ugu weyn dhanka ganacsiga ay gaari karto sidda ay sawireen Walaalaha soo gudbiyey Sawirkan quruxda badan.
  • Marka uu buuxsinkaygu leexeeyana waxay igu mirtaa kob cosobka iyo caleentu hawireen.