Qeexid
Car! Ma ku dhacda!
Car! Ma ku dhacda!
Erey / word
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhalanteed.
Qeexid Xigta: Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay.
Qeexid Kale: ld wirwirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-rar, m.l) Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Halaq aan wax qaniinin.
Qeexid Xigta: ld biriq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cid wir ama car ku dhihid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Shimbir la shaqaysa herinta; maras.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld watar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg wiree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Jiraca qaarkii; xasharaad dadka qaniina; dhuxunkureeb.
Qeexid Xigta: Qof w. ah: qof caaro fudud ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Codka wiishka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dharka dumarku xirtaan nooc ka mid ah oo khafiif ah.
Qeexid Xigta: Halka ay iska galaan misigta iyo bawdada.
Qeexid Kale: Isha birteeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Erey eyga lagu eryo ama qof lagu ihaa neeyo.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld wirwir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: .r Erey tilmaama dhawaaqa wax sida wiifowga u wareego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax farabadan oo meel wada jooga oo intaas is dabammaraya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) (kiim.) Walax adke ah oo aaney atamyeedeedu lahayn ha bayn qumman. Taas macnaheedu waa ma aha wiriq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Wiriqle ka kooban ayoonada laba curiye ama in kabadan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]