Qeexid

(kiim.) Tirada kuwaan tam ee winiiniga oo lagu asteeyo m ; kana tarjumaysa winiiniga elektaroon kasta, waxa na la siiyaa qiimeyaasha +1/2 ama -1/2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine