Qeexid
ld wiglee.
[-geeyay, -geysay]
f.mg2ld wiglee.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld wigleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld wiglo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Cid xurmeyn.
Qeexid Xigta: Hadal asluub u yeelid.
Qeexid Kale: Shabaag qaab milgo ah u sameyn. 4. Ceel miileyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dharka dumarku xirtaan nooc ka mid ah oo khafiif ah.
Qeexid Xigta: Halka ay iska galaan misigta iyo bawdada.
Qeexid Kale: Isha birteeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhagaxa kore ee maxdinka; weled.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -laday, -latay
Qeexid: Wax dhaqaaq degdeg ah samayn.
Qeexid Xigta: Nafley didid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cid wir ama car ku dhihid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]