Qeexid

"(-qmay, -qantay; -qmi) Wax la wiiqay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wiiqan oo kali ah:
  • Caalamka ayaa rumeysan in khilaafka sii xoogeysanaya ee Madaxweyne Yuusuf iyo Nuur Cadde uu sabab u yahay wiiqanka awoodeed ee DF, iyo xoogeysiga kooxaha dagaalada kala horjeeda.
  • Sidoo kale wuxuu Madaxweynaha xusay in xiligan ay wiiqantay awoodii Al-Shabaab ay ku lahaayeen guud ahaan dalka isla markaana ay ka go'an tahay dowladda KMG in ay sii dhameystiraan ciribtirka jiritaanka Shabaab.