Qeexid

"Bowdada madaxeeda misigta ku jira."

Qeexid Xigta

Misiqta fiiqeeda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wiiq oo kali ah:
  • "Dowlada Mareykanka waxa ay hogaaminaysaa qorshaha caalamka uu kula dagaalamayo Argagaxisada, Somalia waxa ay kamid tahay dalalka ay argagaxisada xooga ku lahaayeen waloow hada awoodooda la wiiqay," ayuu yiri Geedi.
  • Dowlada xilligan ka arrimineysa Puntland waxay taageero badan dhinaca shacabka kaga kasbatey ka shaqeynta arrimaha amaanka iyo habka qurxoon ee maamulku ku wiiqey awoodii ay isbidayeen burcaddu labadii sano ee lasoo dhaafey.