Qeexid
Nooc dhirta ka mid ah.
Nooc dhirta ka mid ah.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Sida wiifowgii u wareeg.
Qeexid Xigta: Aad u orod.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Codka wiishka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: .r Erey tilmaama dhawaaqa wax sida wiifowga u wareego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Bowdada madaxeeda misigta ku jira.
Qeexid Xigta: Misiqta fiiqeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Cid, arrin iwm wax yeello gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-rar, m.l) Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-gag, m.l) Muddo toddoba beri ah oo isku xigta; toddobaad; usbuuc; sitimaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Inan; kuray; ilmo yar oo lab ah.
Qeexid Xigta: Adeege; madiidin; qawsaar.
Qeexid Kale: Isha birtee da; wil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]