Qeexid

"(-gag, m.l) Muddo toddoba beri ah oo isku xigta; toddobaad; usbuuc; sitimaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wiig oo kali ah:
  • Koorsada waxaa ladhiganayaa wiigii 16 saa-cadood.
  • Bahalkan oo sidii gaadhi Siisaw ah samada u bixi jiray, laba wiig ka hor ayuu dalka Maraykanka ugu safray cirka sare, xilligaas oo ku beegantay xilli uu dalka Maraykanku uu balaayo u soo biyaystay oo daydayayo halkuu Ciraaq kaga dhufan lahaa.