Qeexid

"Cod maanseed lagu ciyaaro ciyaarta dhaantada; hirwo. ld wilgo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wiglo oo kali ah:
  • Akhriste, halkaasuun kagama hadhin, waxan maareeyey kala garashada heesaha wiglo, hirwo, dhaanto iyo heello oo ay aad u adkayd kala garashadoodu.
  • Akhriste, halkaasuun kagama hadhin, waxan maareeyey kala garashada heesaha wiglo, hirwo, dhaanto iyo heello oo ay aad u adkayd kala garashadoodu.