Qeexid

"Dagaalka xoolaha dhalay (lo') oo ay dagaallamaan kolkay ubadkooda u baqaan."

Qeexid Xigta

Caro; gedood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weyrax oo kali ah:
  • Maxamed Yusuf Weyrax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xil.
  • B) kursigi ay Beesha ku leheed Dowladii dhexe ee federalka ee Somaaliya inuu ina adeerkii Weyrax ku magacaabo isagoonan kala tashan beesha kursiga leheed markuu Jaamac Cali Jaamac iman waayay.