Qeexid

"Nafley wax weyn noqosho."

Qeexid Kale

Isla w.: qab iyo kibir isu yeelid. 4. Iskala w.: qof cid iska sarreysiin.

Qeexid Xigta

La w.: wax weyn cid ugu muuqasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weynow oo kali ah:
  • Anigu waxaan kusoo gabagabaynayaa ma laga yaabaa dadweynow inaynu filim khaldan daawanayno, maadaama xaalku yahay isla yaab isla diid.
  • Madaxweynow waxaan kuu rajaynayaa cafimaad-qab iyo cimri-dheer, shacbiga aanu walaalaha nahay ee reer Djibouti waxaan Ilaahay uga baryayaa nabad waarta, horumar iyo barwaqo inaad ku gaadhaan xuskan xuskiisa.”