Qeexid

"Wax, wax weyn ka dhigid."

Qeexid Kale

Is w.: wax weyn iska dhigid (qof). 4. Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.

Qeexid Xigta

Cid qiimo u yeelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weynee oo kali ah:
  • Markay halkaa maraysey ayay toos u eegtay sariirta baaxadda weynee barbarku banaanyahay.
  • Haddii aad si fiican ugu eegtid weyneeysada ameebadu waxay u egtahay cuf ma-qumane ah oo ka samaysan borootobalaasma u eg xab.