Qeexid

"Ilaah; Rabbi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weyne oo kali ah:
  • “Wasiiro badan ayaa u muuqda sidii Madaxweyne-yaal aanay cidiba ka saraynin intii Madaxweynahan cusubi talada hayay.”
  • Heshiiska DF, Kuwait Energy iyo Medco ayaa sidoo kale saameyn weyn ku yeelan doona shirkadaha Range Resource & Africa Oil kuwaasoo Madaxweyne Cadde Muse heshiis la sheegey in khayraad looga baarayo Puntland la galey.