Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Nafley weyd noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weydow oo kali ah:
  • Shaqaalahan, ayaa ka yimid degmada Afgooye, waxayna ku soo jeedeen magaalada Muqdisho, ka hor inta aanu gaarigooda dul marin miino waddada hareerteeda lagu aasay, deegaanka Weydow, oo Muqdisho iyo Afgooye u dhaxeya.
  • Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa maanta toogasho ku dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, kaasoo lagu magacaabi jiray Dhamme Aadan Cabdulle Weydow.