Qeexid

"Arrin sahlasho."

Qeexid Xigta

Wax caato ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weydee oo kali ah:
  • Daahir Riyaale isagaa arrinta weydeeyey, oo markaan idhi aan is-aragno awalba anagaa isku madaxtooyo ahayne oo aannu wada tashano diidey oo yidhi u tegi maayo.
  • Mas'uulkan wuxuu sidoo kale gaashaanka ku dhuftay inay jiraan diyaarado ay ku maraan dalka Kenya, isagoo xukuumada dalkaas ee hadalkan sheegay uu ku yiri: "Maxaad u qaban waydeen una baari weydeen baasaboorada ay wataan".