Qeexid

ld weyddiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weyddiis oo kali ah:
  • Waxa hadaba shabakadda WardheerNews u suuro gashay in ay aqoonyahanka wax ka weyddiiso taariikhdiisa iyo waxqabadkiisa.
  • Madaxweynihii Mareykanka ee John F. Kennedy waa tuu yiri, “Ha weyddiin su’aasha ah waxa uu waddanku kuu qaban karo; balse waxaad weyddiisaa su’aasha ah waxa aad adigu waddanka u qaban kartid.”