Qeexid

"Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso."

Qeexid Xigta

Cid wax ka codsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weyddii oo kali ah:
  • Waxna ha i weyddiin.
  • Wallaahi, suma wallaahi, waa la idin weyddiinayaa nicmooyinka oo waa tuu Allaah yiri ‘Suma la tus’alunna yawma idin canin naciim’.