Qeexid

"Wax, wax kale dhaafsan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weydaarsan oo kali ah:
  • Iska horimaadka oo dhacay 10 habeenimo xiliga Muqdisho ayaa dhawaqa rasaasta iyo waxyaabaha qarxa ee labada dhinac is weydaarsanayeen laga maqlayay guud ahaan magaalada Muqdisho.
  • Wararka ayaa intaas ku daraya in madaafiicdan leys weydaarsaney ilaa iyo hadda la ogyahay in ay ku dhimatey sadex qof kadib markii qaar ka mid ah madaafiicdaan ay haleeshey agagaarka sheekh suufi ee degmada Xamarweyne.