Qeexid

"Dhaafi; gudbi."

Qeexid Xigta

Is w.: is dhaafin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weydaari oo kali ah:
  • Waxaad moodaa inuu madmadow ka dhashay natiijadii doorashada oo qolo waliba wax is weydaarin ku cabatay, inkastoo aanay weli soo bixin natiijada maxkamada Sare.
  • Khaladaadkaasi waxay yeesheen ahmiyad weyn, maadaama tirada codadka la is-dheeraaday ay noqdeen kuwo yar, taas oo u ka dhashay shaki fara badan iyo tuhun ah in wax la is-weydaariyey.