Qeexid

"ld walwalsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga werwersan oo kali ah:
  • Ayaamahaa waxay Fahiima dhakhtarka kula jirtay wiilkeedii yaraa ee Warsame oo xanuunsanayey, fosto-riixna wuxuu la werwersanaa dacwada ku socota.
  • Haddaba, Geeridii lama filaanka ahayd ee ku timi Madaxweynihii hore markii la maqlay, ayay haddana dadka reer Boorama galeen jawi walaac ahaa, iyagoo ka werwersanaa waxa dhici doona, mar haddii Madaxweynihii geeriyooday.