Qeexid

ld warshad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wershed oo kali ah:
  • Dad goobjoogayaal ah ayaa ceelqaboobe.com u sheegay in rasaastu xoogeedu ay ka dhacday jahada Jasiiro iyo dhanka Wershedii Sifeynta Batroolka ee deegaanka Madiina.
  • Sannadkii 1980-kii ayuu noqday wasiirkii wasaaradda wershedaha ee dawladdii Siyaad Barre.